Daawo Sawirada :Kormeerkii Madaxweyne Farmaajo maanta ku tagay Deegaanka Sabiib

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey Alshabaab ayaa faray hay’adaha Dowladda Federaalka ah in ay shacabka deegaannadan si deg deg ah ay u gaarsiiyaan adeegyada aasaasiga ah, si loo caawiyo muwaadiniinta ku nool oo ay Argagaxisadu muddo badan dhibaato ku haysey. Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya … Continue reading Daawo Sawirada :Kormeerkii Madaxweyne Farmaajo maanta ku tagay Deegaanka Sabiib